Mareykanka oo shaaciyay Khasaaraha Al Shabaab ku gaarsiiyeen duqeyn ka dhacday Dabad Shiil

Dowlada Mareykanka ayaa shaacisay in Al Shabaab khasaaro xoogan ku gaarsiiyeen duqeyn diyaaradahooda dagaalka ka fuliyeen deegaanka Dabad Shiil oo kuyaala duleedka degmada Xarar Dheere. War qoraal ah oo kasoo baxay taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in labo duqeyn  ay la beegsadeen xarumo Al Shabaab ku leeyihiin deegaanka Dabad Shiil ku  dileen … Continue reading Mareykanka oo shaaciyay Khasaaraha Al Shabaab ku gaarsiiyeen duqeyn ka dhacday Dabad Shiil